Gudoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed"Waxaan ku jirnaa Dagaal aan cidi nagu wehlinin"

0
34

xudrGudoomiyaha maamulka degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed oo u waramay Wadajirradio Atlanta ayaa sheegay in ay dagaal cidi ku wehlinin ay kula jiraan Xarakada shabaab gudaha gobolka Bakool.
Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in Wasaarada Gaashaandhigo ay akteeda DEERO ka yihiin oo dhowr jeer oo ay la hadleena ay waxba u qaban weyday ciidamada gobolkan.
Sidoo kale ayaa Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in aanu hada wixii ka danbeeya aanu wax kaalma ah weydiisanayn Dowlada ayna dhulkooda Shabaab ka xoraysan doonaan.

Halkan ka dhegayso.

bakool