Ahlu-Sunada KoonfurGalbeed oo soo dhowaysay Maamul u samaynta lixda gobol ee KoonfurGalbeed

0
119

ahlusunaGudoomiye ku xigeen Ahlu-Sunada KoonfurGalbeed Sheekh Yoonis Sheekh Cabdulaahi ayaa maanta taageeray samaynta maamul goboleedka  KoonfurGalbeed oo ay ku midaysan yihiin gobolada Jubada hoose,Jubada dhexe,Shabeelaha hoose,Bay,Gedo iyo Bakool Halkan ka dhegayso waraysiga Sheekh Yoonis Sheekh Cabdulaahi