Maamul u samaynta gobolada KoonfurGalbeed ee lixda ah oo si habsami leh Baydhabo uga socda

0
79

baydhaboWaxaa xowli aad u dheereeya ku socda arimihii maamul u samaynta gobolada koonfur galbeed ee lixda ah  howshan maamul u samaynta gobolada Koonfurgalbeed oo in mudo ah laga dhu;l sugayay ayaa haatan waxay soo gaartay marxalad la dhihi karo waa gebgebo sida uu kusoo waramaayo wariyeheena magaalada Baydhabo Cali Maykal

Halkan ka dhegayso warbixinta.