Suldaan Xeydar Suldaanka BeeshaTuni ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo mIrifle oo iminka kuna sugan degmada Baydhabo oo aan ka waraysanay maamul u samaynta KoonfurGalbeed

0
56

suldaan xaydarSuldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Muunye oo ah Suldaanka BeeshaTuni ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo mIrifle oo iminka kuna sugan degmada Baydhabo ayaa wariyeheena koonfurgalbeed Axmed Cumar Saalixi waxa uu ka waraystay halka uu haatan marayo maamul u samaynta gobolada KoonfurGalbeed

Halkan ka dhegayso waraysiga Suldaan Xaydar Suldaan Suufi Suldaan Muunye