daafeet.com
Ahlu-Sunada KoonfurGalbeed oo soo dhowaysay Maamul u samaynta lixda gobol ee KoonfurGalbeed
Gudoomiye ku xigeen Ahlu-Sunada KoonfurGalbeed Sheekh Yoonis Sheekh Cabdulaahi ayaa maanta taageeray samaynta maamul goboleedka KoonfurGalbeed oo ay ku midaysan yihiin gobolada Jubada hoose,Jubada…