Afhayeenka ciidamada Amisom oo sheegey iney dhowr jeho ka geli doonan magalada kismaanyo

0
76

Maalinba maalinta ka dambeysa ayaa waxaa sii xoogeysanayaan dagaalada ka soconaya Gobalada Jubooyinka ayaa taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya wuxuu ka hadlay dagaaladaasi.

Afhayeenka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Cali Aadan Xumad ayaa sheegay in Magaalada Kismaayo ay dhowr jiho kaga hareeraysan yihiin islamarkaana qorshohooda uu yahay inay qabsadaan Magaalada.

Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in Kismaayo aysan ka dheeren islamarkaana ay u jiraan 50-ilaa 60-Km,deeganada ku dhaw dhaw ee Kismaayo oo ay gaareena ay yihiin kuwa nabadah oon oo aan dhibaato ka jirin.

Wuxuu sheegay in deeganada ay gaareen ciidamada AMISOM ay kula kulmeen dad dhibaateeysan oo shacab ah ,balse goobaha ay gaareen ay yihiin goobo nabdoon islamarkaana ay ku dadaalayaan sidii ay u gargaari lahaayeen.

Yasin Abicar

Daafeet.Com