WARARKA

Wefdi uu hogaaminaayey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey dalka burundi

Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulamo kula qaadanayo dhigiisa dalka Burundi...

Maxkamada ciidamada qalabka-sida oo xukun ku ridey 15 askari oo isugu jira ciidamada boliiska, milateriga iyo nisa

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa 13-kii bishaan u fariisatay maxkamadeynta 24 askari oo horaantii bishaan ku dagaalamay gudaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kaas...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo ka hadley dhibaatooyinkii ay geysteen roobabka iyo fatahaada

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo shaley warbaahinta kula hadlay magaalada Baydhaba ayaa shaaciyey tirada dad ku dhintay daadadkii ka dhashay roobka deyrta. Madaxweynaha...

Dhibaatooyinka fatahaada webiga shabeele ee magalada baledweye oo sii korortey

Waxa sii kordhaya tirada dadka ku geeriyooday fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka geystay xaadafaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ilaa 8 qof ayaa la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadley dhibaatooyinka ka jira magalada gaza

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo wareysi siiyay warbaahinta Arab News, ayaa sheegay, in rabshadaha u dhexeeya Israa'iil iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img