WARARKA

Webiga shabeele oo ku fatahay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka shabelaha hoose

Wabiga Shabeelle ayaa saadacahii lasoo dhaafay ku fatahay deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Wabiga ayaa ku fatahay deegaanada iyo degmooyinka kala ah...

Reysulwasaare xamsa oo magalada muqdisho ka furey shirka maalgashiga iyo qeyraad badeedka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta shir muhiim ka furay magaalada Muqdisho, kaas oo ah Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo xafiiskiisa kulan kula qaatey safiirka dalka ingiriiska u qaabilsan arimaha somalia

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Nithavrianakis oo gaaray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku mowqif noqdey reysulwasaare xamsa

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ku raacay Ra’iisul wasaare Xamse mowqifka Soomaaliya ee xaaladda Qasa, isagoo khudbad ka jeedinayay madaxweynaha shir madaxeedka Afrika iyo...

Ciidamada amaanka oo hakiyey mudo seddex bilood ka bixitaanka ciidamada midowga afrika somaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxay hakiyeen muddo saddex bilood ah bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya. Go’aankan ayaa daba socda codsi ka yimid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img