WARARKA

Somaliya oo safiir cusub u magacowdey dalka kenya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa Jabriil Ibraahim Cabdulle u magacaaabay safiirka Soomaaliya ee Kenya. Ambassador Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa tagi doona Nairobi, xilli Kenya...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo magalada baydhaba kulan kula qaatey xidhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda koonfur galbeed

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta kulan kula qaatey magalada baydhaba xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda maamulkaas...

Beesha caalamka oo fariin u dirtey madaxweynaha maamulka puntland iyo mucaaradka

Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay halista ka dhalan karta xiisadaha colaadeed iyo abaabulka ciidan ee ka socda magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. War-saxafadeed kasoo...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo kulan la qaatey reysulwasaaraha dalka ingiriiska

Ra’iisul Wasaaraha Britain, Rishi Sunak, ayaa ku dhawaaqay 100 milyan oo gini, oo ah ku dhawaad 125 milyan oo dollar, oo loogu talagalay mashaariicda...

Reysulwasaare xamsa oo maanta gaarey degmada dooloow

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img