WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo Senatar Muse Suudi oo ku Kulmay Magalada Neyroobi

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kulan gaar ah magaaladaasi ay ku yeesheen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale...

Gaari Laga Soo Buuxiyey Waxyaalaha Qarxa oo Maanta Lagu Qarxiyey Xarunta Degmada Warta Nabada

Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa dhawaan lagu qarxiyey xarunta degmada warta nabada sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal a, Ururka Al-shabaab ayaa...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ku Baaqay In Sharciga lala Tiigsado Cid Walboo Ka Dambeysay Xadida Intixaanaadka Dugsiga Sare

Gudoomiyaha gobolka banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa fal-danbiyeed weyn ku tilmaamey dadkii ka dambeeyey xadida intixaanaadka dugsiyada sare ee dalka isagoo sidoo...

Bananbax Looga Soo Horjeedo Go,aankii uu Qaatay wasiirka Wasarada Waxbarashada oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah ayaa subaxnimadii hore ee saakay ka bilowdey bananbax ay dhigayeen ardeydii ka qeyb geli laheyd Imtixaankii dowladda...

Alshabab oo Maanta Weearar Kusoo Qaaday Fariisimo ay Ciidamada Dowlada Ku lahaayeen Deegaanka Beriire

Xoogagga Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in xalay weerar culus oo dhowr jiho ah kusoo qaadeen deegaanka Bariire ee ka tirsan degmada Awdheegle ee gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img