WARARKA

Maamulka Puntland oo Ka Horyimid Go,aan Ay Qaadatey Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Xukuumada Federaalka

Wasiirka Caddaalada iyo arrimaha Diinta Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed ayaa kasoo horjeestay guddi qaabilsan kala saarista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada xajka ee...

Wadooyinka Magalada Muqdisho oo Habeenkii Xiliga Habeenkii Lagu Soo Daadiyo Ciidamo Hor leh

Ciidan boolis ah ayaa laga howlgaliyay waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda Muqdisho, iyadoo saraakiisha laga soo xigtay ciidammadan dheeraadka ah inay sugayaan amniga muddada...

Gudoonka Baarlamaanka oo 143 Xildhibaan Ku Eedeeyey Xil Gudasha La,aan

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maanta kulan yeesheen kaddib warbaahinta u sheegay in 143 xildhibaan oo ku sugan magaalada Muqdisho si ku talagal ah uga...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Boogaadiyey Howlgalada Lagu Sugayo Amniga ee Ka Socda Gobolka

Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir ahna Duqa Magalada muqdisho Eng Cabdiraxmaan cumar Cismaan Yariisow ayaa waxa uu sheegay in howlgalka Ciidamada ammaanka ka wadaan Magalada muqdisho...

Kulankii Golaha Shacabka Maanta Lahaa oo u Furmi Waayey Kooram La,aan

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku lahaa xarunta golaha shacabka, balse kulanka wuxuu u baaqday kooram la'aan, sida guddoonka laga soo xigtay. Kulanka oo ahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img