WARARKA

Aqriso Warmurtiyeedkii Kasoo Baxay Kulankii Kheyre Iyo Xaaf Ay Ku Yeesheen Magalada Cadaado

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha maamul-gobolleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii...

Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Dagaalkii Maanta ka Dhacay Degmada Walaweyn

Ugu yaraan sadex qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen dagaal saakay laba maleeshiyo ku dhex maray degmada...

Kooxo Isbaarooley ah Isku Heybna ah oo Aroortii Hore ee Maanta Ku Dagaalamay Gudaha Degmada Walaweyn

Warar aynu ka heleyno degmada Walaweyn ayaa sheegaya in aroortii hore ee saaka uu gudaha magaalada ka qarxay dagaal aad u weyn. Dagaalkani ayaa la...

Odayaasha Cadaado oo Qodobo muhiim ah Hor Dhigey Reysulwasaare Kheyre

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xalay iyo maanta waxa uu magaalada Cadaado kulamo wadatashi ah kula yeeshay qaar kamid ah...

Madaxweynaha oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Wakiilka Cusub ee QM U Qaabilsan Somaliya

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img