Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Dagaalkii Maanta ka Dhacay Degmada Walaweyn

0
35

Ugu yaraan sadex qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen dagaal saakay laba maleeshiyo ku dhex maray degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Ibrahim Xassan Dandureey oo ka tirsan weriyeyaasha idaacada VOA ayaa arrintan wax ka weyday, gudoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle.