daafeet.com
Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Dagaalkii Maanta ka Dhacay Degmada Walaweyn
Ugu yaraan sadex qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen dagaal saakay laba maleeshiyo ku dhex maray degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose. Ibrahim Xassan Da…