Laba Guddi ee ka kala socda Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Mamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan ku sabaabsan dadkii sida gardarada ahaa loogu xasuuqay...
Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu Maanta ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyey Ciidamada...