WARARKA

Dagaal Ka socdey Duleedka Degmada Xudur oo Dowlada Looga Itaal Roonaaday Kadibna Kaalmo Weydiisatey Ciidankii Mukhtaar Roobow

Degaan qiyaastii 30 KM u jira degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ayaa waxaa ka socda dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya...

Reysulwasaaraha oo Sheegay Halka Lagu Qaban Doono Kulanka Dib u Heshiisiinta Maamulka Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in gogosha dib-u-heshiisiinta Galmudug ay taallo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Xukuumada ugu Baaqay Iney Dhexdhexaad Ka Noqdaan Doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo la hadley warbaainta ayaa sheegay in doorashooyin ay kusoo fool leeyihiin Maamulada Jubbaland iyo Galmudug,hayeeshee...

Kulan Looga Hadlayey Amniga oo Xalay Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Kulan xasaasi ah oo looga hadlayey arimaha amniga ayaa xaly ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, Kulankaasi oo qaatay saacado badan ayaa waxaa shir guddoomiyay...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Xafiiskiisa Kula KUlmay Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img