WARARKA

Alshabab oo Meel Fagaaro ah Ku Toogtey 5 Wiil oo Dhalinyaro ah

Wararka aynu ka heleyno Deegaanka Xagar ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xarrakada Al-shabaab ay goob fagaaro toogasho ku fuliyeen Shan Rag...

GUdoomiyaha Maxkamada Gobolka Shabelaha Hoose oo Xalay Lagu Diley Degmada Wadajir

Labo nin oo mindiyo ku hubeysan ayaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ku dilay guddoomiyihii maxkamadda gobolka Shabeellaha hoose, Siciid Cumar Xasan (Subeyr), sida...

Gudoomiyaha Ururka Midowga Africa oo Ku Baaqay In Baaritaan Lagu Sameeyo Qaxootigii Lagu Laayey Dalka Liibiya

Guddoomiyaha Ururka Midawga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ku baaqay In baaritaan madax bannaan lagu sameeyo duqayntii dhanka cirka ahayd ee lagu qaaday xarunta...

Rag Hubeysan oo Xaley Nin Odey ah Ku Diley Tuulada Sagaalaad ee Duleedka Degmada Afgooye

Rag hubeysan ayaa tuulada lagu Magacaabo Sagaalaad oo hoostagta degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku dileen Nin Oday ahaa oo Caan...

Dad Qaxooti ah oo Lagu Laayey Xero ku Taala Dalka Liibiya

Ugu yaraan 40 muhaajir oo kasoo jeeda qaar ka mida dalalka Africa ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen ku dhawaad 80 kalana...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img