WARARKA

Dowlada Federaalka oo Mudadii u Kordhisay Shirkada Favori ee Maamusha Airporka Muqdisho

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay sababta ka dambeysa in markale Qandaraaska loo kordhiyey shirkadda Favori oo maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka...

Alshabab oo Maanta Mar Kale Wiilal Dhalinyaro ah Ku Toogtey Mid Ka Mid ah Deegaanada Jubaland

Wararka naga soo gaaraya Jubbada Dhexe ayaa ku warramaya in markale Al Shabaab fal toogasho ah ay ka fuliyeen gobolkaaasi. Illaa shan qof oo ay...

Jedwalka Dorashada Maamulka Jubaland oo La Shaaciyey

Guddiga doorashada maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga jadwalka doorashada madaxtinimo ee Jubbaland oo qeexaya habka iyo xilliga doorashada. Guddiga ayaa...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Sheegay In Masuuliyiin Loosoo Xir xirey Wax Isdabamarin

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay faah faahin ka bixiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda & Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska qeybta Canshuuraha...

Ergeyga Midowga Africa iyo Kan Igad oo Maanta Gaaray Magalada Dhuusamareeb

Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira iyo wakiilka urur-gobolleedka IGAD ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img