WARARKA

Igad oo Markii ugu Horeysay Ka Hadashay Heshiiska Dowlada iyo Ahlusuna Waljameeca

Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa markii ugu horreysay ka hadlay heshiiskii ay dhawaan wada gaareen Kooxda Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo dowladda...

Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Ku Qarxay Isgoyska Digfeer

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, Qaraxaan oo ahaa gaari waxyaabaha qarax laga soo buuxiyey, wuxuuna yaalay meel u dhow...

Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyey Xeerka Saxaafada

Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey xeerka saxaafadda Soomaaliyeed. Waxaa kalanka maanta soo xaadirey 140 xildhibaan...

Afar Ruux oo Isbaarooley ah oo Damcay Inay Is Hortaag Ku Sameeyaan Dhismaha Wadada Iska Xirta Muqdisho iyo Afgooye

Afar nin oo ah maleeshiyo hubeysan ayaa is hortaagtay cabir lagu sameynayay waddada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada Hoose...

Wasiirka Arimaha Dibada oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulan uu La Qaatey Wakiilada Beesha Caalamka

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadii ugu muhiimsanaa ee looga hadlay ...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img