WARARKA

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Xukun Dil ah ku Fulisay 3 Dhalinyaro

Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa subaxnimadii hore ee saakay waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Saddex rag...

Dalaaliintii Iibsadey Gobolka Shabelaha Hoose Xiligii RRA oo Soo Laba Kacleeyey Iyo Dadkii Deegaanka oo Iska Hurda

Xog lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Daafeet Media ayaa sheegeysa in qaar ka mid ah Dagaal oogeyaashii Umula dooxa ahaa ee Gobalada...

Dhegeyso: Gudiga Amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo Sharciyo Cusub Soo Saaray

Kulan ay maanta magakada muqdisho ku yeesheen Guddiga Amniga ayaa waxaa ay kasoo saareen amaro dhinaca Amniga oo la farayo qaar ka mid ah...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Magalada Gaalkacyo Kula Shirey Qeybaha kala Gedisan ee Ururada Bulshada

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada kula kulmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Kulanka oo ay...

Dowlada Somaliya oo Sheegtey In Aysan wax Wada hadal ah ka Geli Doonin Kiiska Horyaala Maxkamada Aduunka

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay hadal heynta ku aaddan inay wada-hadal ka galeyso kiiska horyaalla Maxkamadda adduunka ee ICJ. Kiiska oo la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img