Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Xukuumada ugu Baaqay Iney Dhexdhexaad Ka Noqdaan Doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland

0
34

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo la hadley warbaainta ayaa sheegay in doorashooyin ay kusoo fool leeyihiin Maamulada Jubbaland iyo Galmudug,hayeeshee looga baahan yahay inay cashir ka bartan Maamulka Puntland.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in deegaanadaas ay ka dhacaan doorashooyin xor iyo xalaal ah,isla markaana dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka deyso faragelin ay ku sameyso doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug.