WARARKA

Maamulka koonfur galbeed oo maanta odayaasha daqanka kala hadlay soo xulista xildhibanada cusub

Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kulan kula qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur galbeed, kaasoo looga hadlay soo xulista Xildhibaanada...

Markab saliid siday oo lagu heystey xeebaha puntland oo lasii daayey

Burcad-badeedda Soomaalida ayaa sii daayay markab weyn oo saliid siday iyo 8 shaqaale ah oo u dhashay Sri Lanka, kuwaas oo maalmo kahor ay...

Reysulwasaaraha oo soo dhaweeyy heshiska laga gaaray maamulka Galmudug

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ). Heshiiska oo ku yimid...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey hindiso sharciyeedka difaaca qaranka

wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka Soomaaliyeed oo golaha usoo gudbisay...

Xukuumada iyo Ahlusuna oo ka heshiyey arimaha maamul u sameynta Galmudug

Wasaaradda Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis laga gaaray arrimaha Maamulka Galmudug. Qoraalka Wasaradda ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img