WARARKA

Ciyaartoyda maamulka koonfur galbeed oo maanta dib ugu laabtey magalada baydhaba

Ciyaartooyda maamulka Koonfur Galbeed ee qeybta ka ahaa tartanka Kubadda Cagta maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa saakay dib ugu laabtay magaalada Baydhabo,...

Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka oo markii ugu horeysey si adag uga hadley heshiiska somaliland iyo itoobiya

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadlay heshiiska badda ee ay Somaliland lasoo...

Qaar ka tirsan xildhibaanada kasoo jeeda koonfur galbeed oo si adag uga hadley falkii shaley lagula kacay ciyaartoyda koonfur galbeed

Xildhibaannada kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhacdadii shalay qabtay xulka Koonfur Galbeed...

Mareykanka oo soo dhaweeyey shir madaxeedka igad oo dhici doona jan 18

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay shir madaxeedka IGAD oo dhici doona 18-ka bishan Janaayo, kaasoo looga hadli doono heshiiskii Itoobiya ay la gashay Somaliland. Bayaanka...

Dowlada jabuuti oo iclaamisey shir looga hadlayo xaalada cakiran ee somaliya iyo itoobiya

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iclaamiyay shir deg deg ah oo ay isugu imaanayaan madaxda dalalka Urur goboleedka IGAD oo ay uga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img