Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Sheekh Axmed isla markaana ah Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Labada...
Inta la xaqiijinayo Afar ruux ayaa ku dhaawacantay tiro hoobiyayaal ah oo xalay saqdii dhexe lagu weeraray magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta maamul gobolleedka Galmudug,...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo xubno ka tirsan labada Golle ee dowladda ayaa ka qeybgalay salaada Jinaasada alle ha u naxariisteen...