WARARKA

Wasiirka cadaalada oo ka hadley xukun lagu ridey askar ka tirsan amisom

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay xukun maalintii shalay aheyd lagu riday Askar ka tirsanaa ciidanka AMISOM oo lagu helay in ay dad shacab ah ku...

Ciidamo jabuutiyaan ah oo qarax lagula beegsadey degmada jalalaqsi

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Jabuuti ee kamid ah AMISOM waxaa lagula eegtay degmada Jalalaqsi ee...

Gudiga doorashooyinka oo shaaciyey xiliga ay bilaaban doonto doorashada aqalka hoose

Guddiga doorashada Heer Fedaraal ayaa soo saaray warsaxafadeed ku saabsan xaalada doorashada iyo jadwalada is badbadalay ee horay usoo baxay, kadib markii ay adkaatay...

Madaxda maamul goboleedyada iyo reysulwasaaraha oo ka wada hadley arimaha doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka. Kulankaas u dhaxeeyay...

Sheeko hor leh Garyaqaanka guud ee dowlada oo faraha lasoo galey dhulalka degmada afgooye

Warqad kasoo baxday Xafiiska garyaqaanka guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya , Dr; Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka digay in la boobo dhulka dowladda ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img