Gudiga doorashooyinka oo shaaciyey xiliga ay bilaaban doonto doorashada aqalka hoose

0
177

Guddiga doorashada Heer Fedaraal ayaa soo saaray warsaxafadeed ku saabsan xaalada doorashada iyo jadwalada is badbadalay ee horay usoo baxay, kadib markii ay adkaatay sidii loo qorsheeyay fulinta doorashada dalka.

Guddiga waxuu shaaciyay in 16-ka bishaan Novembar in si rasmi ah u bilaabaneyso doorashada Aqalka Hoose, lana soo gabagabeyn doono 24-ka bisha dambe ee Decembar.