Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku wajahan magaalada Garowe, ee caasimadda Puntland, halkaas oo ay wada hadal arrimaha doorashada ku saabsan kuwada yeelan...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in khidmadaha diiwaangelinta musharraxiinta iyo qaaraanka beesha caalamka ay ku filan yihiin in lagu maalgeliyo doorashooyinka Golaha Shacabka ee Soomaaliya.
Dowladda...
Waxaa goordhaw si rasmi ah ugu soo gabagaboowday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug doorashada laba kursi oo ka harsaneyd kuraasta Aqalka Sare ee...