WARARKA

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Gorgor oo howlgalo ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen dagaalamayaal...

Wasiirka amniga oo sheegay go,aankiisa inuusan quseyn ciidamada gacanta ku haya baraha koontarool

Wasiirka amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay go’aan uu shalay soo saaray oo la xiriiray isbedelka ciidamada NISA ee ka howlgala Garoonka Aadan...

Cabdicasiis Lafta gareen oo lagu qasbey in uu ka qeyb galo kulanka uu ciclaamiyey reysulwasaare rooble

Hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed ee ka amar qaata villa somaliya ayaa lagu qasbey in uu ka qeyb galo kulanka uu ciclaamiyey reysulwasaaraha xukuumada federaalka...

Reysulwasaare Rooble oo xaley kulanla qaatey madaxaweynayaasha maamulada puntland iyo jubaland

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho madaxweynayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland. Kulanka dhexmaray Rooble, Axmed Madoobe...

Shekh mukhtaar rooble oo la sheegay in laga rarey hoygii uu horey u degenaa

Sheekh Mukhtaar Roobw Cali Abu Mansuur ayaa lagala baxay hoygii uu Muqdisho ka deganaa, ee uu xabsi guriga ugu jiray, waxaa sidaas sheegay xubno...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img