WARARKA

Cumar Cabdirashiid oo walaac ka muujiyey qaabka ay u socdaan doorashooyinka

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu welwel xooggan ka qabo sida ay ku socdaan doorashooyinka dalka. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay boobka...

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomiyey safiirka cusub ee sacuudiga

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga MmAxmed Bin Maxamed Al-Mowallad. Danjire Axmed...

Jeneraal Xuud oo soo gaarey magalada muqdisho

Waxaa goordhaweyd garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad qaas ah oo magaalada Baledweyne kasoo qaaday Taliyaha ciidanka Lugta xoogga dalka Soomaaliya Jenaraal...

Gudiga doorashooyinka maamulka jubaland oo soo gudbiyey jedwelka doorashada 6 kursi

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Jubbaland ayaa soo saaray jadwalka qabashada doorashada lix kursi oo ka mid ah 14 kursi oo ay horay u shaaciyeen...

Alshabab oo sheegey iney weerar ismiidaamin ah ku dileey 20 askari

Kooxda Alshabaab ayaa aheegatay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaayad u dhaw Xerada tababarka Ciidamada Gen. Dhagabadan Ex. Xero Nacnaca ee dagmada Wadajir. Bayaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img