Gudiga doorashooyinka maamulka jubaland oo soo gudbiyey jedwelka doorashada 6 kursi

0
271

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Jubbaland ayaa soo saaray jadwalka qabashada doorashada lix kursi oo ka mid ah 14 kursi oo ay horay u shaaciyeen guddiga doorashada maamulka Jubbaland 13-kii bishaan Janaayo 2022.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska guddiga diirashada Jubbaland ayaa lagu shaaciyay in maanta oo Arbaco ah guddiga uu soo bandhigaayo Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta doorashadooda la shaaciyay.