WARARKA

Gudiga doorashooyinka heer federaal oo soo saarey jedwalka soo xareynta xildhibanada la doortey

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la...

Maamulka koonfur galbeed oo maanta soo gabagabeyn doona yeerinta magacyada xildhibaanada dooran

Maanta Waxaa Magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeynayaa yeerinta magacyada kuraasta Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda tahay Koonfur Galbeed gaar ahaan magaalooyinka...

Mareykanka oo ka hadley arin aysan ku farsaneyn maamulka somaliland

Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegtay in Somaliland ay qeyb ka tahay hal siyaasadeed oo Mareykanka u u ku wajaho Soomaaliya. Hadalkan ayaa yimid ayada...

Zaambia iyo somaliya ooka wada hadley xiriirka labada wadan

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse oo ku sugan dalka Zambia ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaas Hakainde Hichilema, iyaga oo ka wada hadlay...

Gudiga doorashooyinka galmudug oo soo bandhigey jadwalka doorashooyinka 3 kursi

Guddiga Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta kala ah HOP#018, HOP#021 iyo HOP#020 iyo xiliga qabashada doorashada kuraastaas. Guddiga ayaa sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img