WARARKA

Maddaxweynaha dowlada federalka oo la kulmey jaliyada somaliyeed ee ku nool dalka ugandha

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Kampala ee dalka Ugandha wuxuu kulamo kula qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool. Xasan Sheekh...

Alshabab oo iska baxey degmada Buur hakaba iyo cidamada dowladoo la wareegey deeganka jameeca

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa shalay la wareegay gacan ku heynta deegaanka Jameeca oo qiyaastii 12 km dhinaca bari kaga beeggan degmada...

Qarax ka dhacay xaafada calaleey ee magalada ksimaanyo

Qarax la aaminsan yahay in uu yahay nooca yahay miinooyinka remoteka laga hago ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay xaafadda Calanleey ee bartamaha magaalada...

Dhaqdhaqaaq ciidan oo ey alshabab ka sameyneyso degmada Buur Hakaba

Wararka naga soo gaaraya Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in xaalad cabsi ah ka jirto Degmadaasi halkaa oo laga dareemayo dhaq...

Maddaxweynada dowlada federalka oo la kulmey Mwai Kibaki

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Kampala kulan kula qaatay madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki. Waxay ka wada hadleen joogitaanka ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img