WARARKA

Dagaal xaley ka dhacay wadada isku xirta Afgooye iyo Xamar

Dagaal ayaa xaley ka dhacay wadada isku xirta afgooye iyo xamar gaar ahaan deegaanka calamada halkaas oo ey isku fara saareen ciidamada dowlada oo...

Ciidamada Alshabaab oo isku soo urursadey deegaanka Goobweyn

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 25-km dhanka waqooyi kaga began magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay ilaa saaka ay deegaankaasi soo gaarayeen ciidamo...

Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose oo ka hadley howlgalada ka socda gobolka

Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha hoose ee dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay inay wadaan qorshe ciidamada...

Dagaal xaley ka dhacay deegaanka Goof Gaduud ee gobolka Bay

Dagaal aad u culus ayaa waxaa uu xaley ka dhacay deegaanka Goof-guduud ee duleedka Baydhabo kasoo u dhexeeyey ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Itoobiya iyo...

Maddaxweynaha dowlada federalka somaliya oo u kicitamey dalka Ugandha

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Uganda, halkaas oo uu uga qaybgalayo munaasabad lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img