Warar aynu dhawaan ka helney Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya halkaasi ay ka sameeyeen howlgal...
Ciidammada dowlada federalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xaley fiidkii la wareegay gacan ku heynta deegaanno dhowr ah...