WARARKA

Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo u dhaqaaqey degmada wanleweyn

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helney demada wanleweyn ayaa sheegaya in ciidamada dowlada federalka iyo kuwa amisom ay u ruqaansadeen dhinaca wanleweyn...

Cabdi Faarax Shirdoon oo loo magacaabey reysulwasaraha cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo baryahanba laga sugayey in uu magalaabo reysulwasaaraha cusub ayaa goor dhow kaga dhawaaqey xarunta villa somaliya. Madaxweynaha...

Howlgalo lagu sugaayo amaanka oo maanta laga sameeyey magalada kismaanyo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Dowladda federalka Soomaaliya halkaasi ay ka sameeyeen...

Maddaxweynaha dalka kenya oo sheegey inuu xoojin doono wada shaqeynta dowlada somaliya

Madaxwaynaha dalk Kenya, Mwai Kipaki ayaa sheegay in la xoojin doono xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo dalkiisa, isla markaana ay xukuumadda Kenya ka qaybgalayso...

Ciidamada la wareegey gacan ku heynta badhaadhe oo beeniyey dhaca ey geystaan ciidamada

Guddoomiyaha Degmada Badhaadhe ee dowladda Soomaaliya Faarax Haybe Xaaji oo la hadlay warbahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ciidamada dowladda aysan jirin dhac...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img