WARARKA

Ciidamada raskambooni oo sheegey in wadaan dadaalo ku aadan sidii lagu sugi lahaa amanka

C/naasir Seyraar oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Ururka Raaskambooni ayaa shaagey in ay wadaan baaritaanno ku aadan wax ka qabashada Xaaladda Ammaan ee Magaalada...

Maddaxweynaha dowlada federalka somaliya oo kulan la yeeshey xubnaha ugu cad cad xilka reysulwasarenimada

Madaxweynaha dowlada federalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la yeeshay saddex murashax oo ka mid ah 11 xubnodod oo lasoo...

Augustine Mahiga oo shir jaraaiid uu ku qabtey kenya kaga hadley arimaha somaliya

Wakiilka Xoghayaha guud ee arrimaha Somalia, danjire Augustine Mahiga ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi ku sheegay in Soomaaliya ay ku...

Afhayeenka Amisom Cornel Cali Adan oo shir jaraaid ku qabtey magalada muqdisho

Afhayeenka ciidanka Amisom Cornel Cali Adan Xamud ayaa maanta shir jaraaid ku qabtey magalada muqdisho waxaana uu ka Warbixiyay howlgallada ay Ciidamada Dowladda federalka iyo...

Afhayeenka ururka alshabab oo ka hadley qabsashada kismaanyo

Afhayeenka Guud ee Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM dadaali dheeri ah iyo jab fara badan ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img