WARARKA

Guddomiyaha barlamanka federalka Prof Maxamed Cisman oo dadaal ugu jira siduu barlamankii hore ugu soo celin lahaan hantidooda

Guddoomiyaha baarlamaanka federalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in uu raadis ugu jiro dhammaan xuquuqdii ay lahaayeen mudanayashii baarlamaankii KMG-ka ahaa. Prof....

Rag looga shakisan yahay iney dilal geysteen oo laga soo qab qabtey malagada baydhabo

Ciidamada dowladda federalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa gacanta ku soo dhigay ku dhowaad 10 qof oo looga...

Ururka raaskambooni oo sheegey in maamul u sameynta magalada kismaanyo laga sugeynin dowlada oo ey ayaga ka go,an tahay

Ururka Raaskambooni oo ka mid ah xoogaggii gacanta ku siiyay ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya qabsashadii magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa...

Xaalada magalada kismaanyo oo maanta degen

Xaaladda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose aya daggan maanta oo Arbaco kaddib markii ay qaraxyo ka dhaceen shalay gallinkii dambe, kuwaasoo geystay khasaare...

Howlgalo maanta laga sameeyey magalada kismaanyo

Warar aynu ka helney Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Dowladda federalka Soomaaliya halkaasi ay ka sameeyeen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img