WARARKA

Dab xaley qabsadey saldhig ku yaala magalada gaarisa

Dab xooggan oo socdey ku dhawaad 3 saacadood ayaa xaley qabsadey qeybo ka mid ah saldhiga ciidanka booliska Kenya ee magaalada Gaarisa ee xarunta...

Ciidamada dowlada iyo kuwa kenyatiga oo maanta si buuxda ula wareegey magalada kismanyo

Taliyaha ciidamada dowladda Soomaaliya ee Jubbooyinka, Jen. Ismaaciil Saxardiid ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Kenya ee AMISOM ay si rasmi ah maanta...

Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo la sheegey iney u dhaqaaqeen dhinaca degmada baraawe

Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa laga dareemayaa xaafadaha magaalada Marka qaarkood waxaana wararkii ugu dambeeyey ey sheegayaan in la arkayey dabaabaadka dagaalka oo usii jiheystay degmada...

Maddaxweynaha dowlada federalka somaliya oo booqasho ku tegey degmada beledweyne

Madaxweynaha dowlada federalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho maalin ah ku tagaya degmada Baladweyne ee xarunta gobolka...

Webiga mara degmada Luuq oo laga cabsi qabo inuu fataho

Roobab xoog leh oo ka da’ay magaalada Luuq ee gobolka Gedo ayaa cabsi weyn geliyay dadka ku dhaqan deegaanka oo ka baqay fatahaad ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img