WARARKA

Roobab ka da'ay deegaano ka tirsan gobolka Bay

Warar aynu dhawaan ka helney magaalada baydhabo ayaa sheegaya in deegaano ka dirsan gobolka bay ey ka curteen roobabka deyrta kaasoo ey ku diirsadeen...

Raiisul wasaraha oo sheegey inuu soo dhisi doono dowlad tayo leh

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in nabadda dalka uu ku raadinayo dib u heshiisiin sidoo kalena uu soo dhisayo dowlad...

Askar ka tirsan dowlada oo 3 qof ku diley magalada muqdisho

Askar ka tirsan ciidanka milateriga Soomaaliya ayaa saddex qof oo shacab ah dilay kaddib markii ay rasaas ku fureen gaari kuwa rakaabka qaada ah...

Dalxa oo ka digey maamulada laga sameynayo Shabeelaha hoose iyo Jubada hoose

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ka hadlay arimaha maamulka Gobalada Shabeelaha...

Howlgalo xaley maanta laga sameeyey degmada hodon oo dhalinyaro badan lagu soo qabqabtey

Ciidamada booliiska iyo kuwa nabad-sugidda dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ay maanta ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxay kusoo qabqabteen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img