WARARKA

Alshabab oo xaley madaafiic ku weerarey garoonka diyaaradaha ee magalada kismaanyo

Kooxo ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo halkaasoo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada Kenya...

Rasaas ey fureen ciidamada dalka yemen oo ey ku dhintee seddex ruun

Ciidanka Yemen ayaa dad Soomaali ah ku dilay Gobal ku yaala Koonfurta dalkaasi kadib markii ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen qaxooti badan...

Afhayeenka Amisom Col Cali Adan oo sheegey in magalada kismaanyo la geyn doono police ka tirsan Amisom

Afhayeenka AMISOM Col, Cali Aadan Xumud iyo Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa sheegy in ciidamo Police AMISOM ka socda La Geeyo Magaalada Kismaayo si...

Maleeshiyaadka Alshabab iyo ciidamada dowlada oo ku dagaalamey deegaanka Goof gaduud

Dagaal qasaare geystey ayaa waxaa uu ka dhacay degaano ka tirsan gobolka bay kaasoo ey isaga hor yimaadeen maleeshiyaadka Alshabab iyo ciidamada dowlada. Dagaalkan oo...

Wafdi Balaaran oo ka Socda Dowlada Soomaaliya iyo Ururka IGAD oo Gaaray Kismaayo

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda Hoose waxaa halkaasi gaaray wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya Iyo Urur Gobaleedka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img