WARARKA

Madaxii Laanta Sirdoonka Mareykanka ee CIA oo is Casilay (Sabab)

Madaxii hay’adda sirdoonka dalka Mareykanka CIA-da ayaa shaqadii iska casilay sababo lala xiriirinayo galmo sharci darro ah oo uu sameeyay Generalka Howlgabka ah oo Mareykanka...

Cali Dheere: Magaalada Kismaayo Waxaa is Lahaysiisay Dowlada Kenya

Xarrakada Al-shabaab ee sida weyn uga soo horjeeda dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in waqtigan la oran karo degmada Kismaayo meel looga taliyo sida ay...

Dib u Dhac ku Yimid Qorshihii Maanta ay Golaha Wasiirada Cusub ku Hor tagi Lahaayeen Baarlamaanka

Qorshe la filayay in maanta xukuumada cusub ee dhawaan lagu dhawaaqay ku hortagi laheyd baarlamaanka ayaa dib u dhacay sababo ilaa iyo hadda aan...

Ciidamada kenya ee ku sugan kismaanyo oo moodey in magalada kismaanyo ay ka tirsan tahay dalka kenya

Inkasta oo mugdi badan uu ka jiro joogitaanka ciidamada Kenya ay joogaan ciida Soomaaliyeed ayaa waxaa hadana jira in ciidamada reer Kenya ay ku...

Howlgalo maanta laga sameeyey degmada marka

Waxaa aroortii hore ee saaka ka bilowdey magaalada Marka ee gobolka shabelaha hoose howlgalo lagu sugaayo amaanka waxaana si wadajir ah u sameynayey ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img