WARARKA

Qaramada midoobey oo diidey iney maalgeliso ciidamada bada ee Amisom

Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii ka wada hadley codsi uu u diray Midowga Afrika oo uu ku dalbanayay maal-gelinta ciidamada badda Kenya ee ka howlgalaya...

Ciidamada dowlada iyo Alshabab oo ku dagaalamey deegaanka leego ee gobolka shabeelaha hoose

Ciidamada dowlada iyo kuwa alshabab ayaa ku dagaalamey deegaanka leego ee gobolka shabeelaha hoose, dagaalkaas oo geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhawac inta...

Banaanbax lagu taageerayo xukumada cusub oo maanta ka dhacay magalada muqdisho

Banaanbax aad u weyn  oo lagu taageeraayo xukuumadda cusub ee dhawaan lasoo dhisay ayaa maanta lagu qabtey garoonka kubada cagta socda Stadio Conis ee Magaalada...

Maddaxdweynaha dowlada federalka somaliya oo tahniyad u direy maddaxweynaha dalka mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku beegan dib u doorashadiisa u diray madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Hussein Obama oo dib loogu doortay...

Dowlada ugandha oo weli ku gorgortamaysa joogitaanka dalka somaliya

Dowladda Uganda ayaa marka sheegtey  inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya, haddii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ku adkeysto go'aankoodii ahaa in Uganda ay taageero...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img