WARARKA

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey xukuumada cusub

Kulan beryahan oo dhan la dhowrayey oo ey baarlamanka ku ansixin lahaayeen xukuumada cusub ayaa maanta waxaa uu ka dhacay xarunta golaha shacabka halkaas oo...

Prof Dalxa iyo Dr Cali Xasan oo marti inuugu ahaa barnaamijkii amuuraha somaliya

Waxaan halkan iidin kugu soo gudbineynaa barnaamijkii amuraha somaliya oo uu isbuucan inoogu marti ahaa Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa iyo Dr Cali xasan sidaas...

Ciidamo tababar loogu soo gabagabeeyey degmada xudur

Ciidamo Tiradooda gaaraysa 700 oo askari ayaa shalay tababar soconayay muddo shan bilood ah loogu soo gabagabeeyay degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Tababarka waxaa...

Maamulka degmada marka iyo shacabka oo ka cabanaaya dhibaatooyinka ey ku hayaan ciidamada

Maamulka Degmada Marka ee Gobalka Sh/hoose ayaa waxa Magaalada Marka ee xarunta Gobalkaasi. aad uga cabanayaan dhibaatooyinka ey ku hayaan ciidamada milateriga ee dhawaan...

Baarlamaanka oo maanta la filayo in la hor geeyo dowlada cusub

Waxaa maanta la filayaa in ra’isul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya uu xukuumaddiisa cusub horgeeyo baarlamanka Soomaaliya si ay ugu qaadaan codka kalsoonida. Fadhi ay maanta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img