WARARKA

Qabashada Araajidii Musharaxiinta oo soo dhamaatay iyo 25 Musharax oo loolami doonta”Akhri Liiska”‘Top News”

Maanta ayay soo gaba gabowday qabashadii araajida musharaxiinta isku soo taagaysay qabashada jagada madaxweynaha Soomaaliya iyadoona ay aad ubadan yihii musharaxiinta ilaa iyo hada...

Golaha Wasiirada oo kulankoodii ugu danbeeyay maanta yeeshay… ‘DAAWO SAWIRADA”

Golaha Wasiirada dowlada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu danbeeyay maadaama waqtigooda uu dhamaanayo xiligan oo ay doorasho dhacayso. Ra’isul Wasaaraha Waqtigiisu dhamaaday Dr Gaas...

Safiirka somaliya u fadhiya turkiga oo la kulmey wasiirka wasarada cafimaadka ee dalka turkiga

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Maxamed Mursal Sheekh Abdirahman, oo uu wehliyo Madaxa Ganacsiga iyo Warshadaha ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga...

Maxkamad ku taala magalada Rotterdam ee dalka Holand oo lasoo taagey burcad badeed Somali ah

Maxkamad ku taalla magaalada Rotterdam ee dalka Holland ayaa la soo taagay sagaal nin oo burcad badeed Soomaali ah, kuwaas oo lagu eedeynayo inay...

Afhayeenka ciidamada Amisom oo sheegey iney dhowr jeho ka geli doonan magalada kismaanyo

Maalinba maalinta ka dambeysa ayaa waxaa sii xoogeysanayaan dagaalada ka soconaya Gobalada Jubooyinka ayaa taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya wuxuu ka hadlay dagaaladaasi. Afhayeenka ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img