Ibraahim muuse heeroow oo ka mid ah aqoonyahanada digil iyo mirifle ee ka shaqeynaya maamul u sameynta koonfur galbeed ee somaliya ayaa laga wareystey...
cabashooyin badan ayaa waxaa ey inaga soo gaarayaan dhamaan deegaanada shabeelaha hoose oo ey la wareegtey gacan ku heynta ciidamada ku labisan dareeska dowlada...