WARARKA

Somaliya, Mareykanka iyo qaramada midoobey oo ka wada hadley arimaha abaaraha

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, madaxa ugu sarreeya hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta...

Gudoomiyaha gobolka bakool oo sheegay in ciidamada liyuu boolis ay dad shacab ah dileen

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tall ayaa ka hadlay dhibaatadii ka dhalatay dagaaladii Ciidamada liyuu Boolis & Al-Shabaab ku dhexmaray xadka Gobolka Bakool uu...

Dowlada somaliya oo si rasmi ah u gudbisey codsiga ku biirista dalada EAC

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-gelay shir hordhac u ah Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa u gudbiyey...

Ciidamada danab oo howlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha dhexe

Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad ayaa howlallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab ka sameeyay degaano katirsan...

Wefdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo maanta gaarey dalka tanzaaniya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya, iyada oo halkaasi siweyn loogu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img