WARARKA

Ciidamo boliis ah oo ka tirsan howlgalka atmis oo maanta la keeney somaliya

Waaa Magalada Muqdisho soo gaaray Ciidamo cusub oo Boolis ah, kuwaas oo qayb ka ah howgalka Midowga Afrika ee ATMIS kana socda waddanka Nigeria...

Wasiirka arimaha dibada oo kulan la qaatey ku xigeenka ergeyga qamada midoobey

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa Muqdisho ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho, waxayna kawada hadleen...

Mareykanka oo ka hadley howlgalo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka hiiraan

Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano ( AFRIOM) ayaa waxaa lagu faah faahiyay duqeyn dhinaca cirka ah oo diyaaradaha...

Abwaan Hatraawi oo maanta ku geeryoodey magalada hargeysa

Alle ha u naxariistee waxa maanta Magaalafa Hargeysa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi. Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa la...

Taliyaha ciidanka xooga dalka oo ka hadley weeraro lagu baacsanayey alshabab

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Odowaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo ay ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen duleedka deegaanka Janaale...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img