WARARKA

Reysulwasaaraha oo ku booqdey isbitaalka dadkii dhawaca kasoo qaarey qaraxii hotel xayaat

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadday hotelka Xayaat ee...

Alshabab oo meel fagaaro ku toogtey 6 ruux

Xubno katirsan ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaalla degaanka kuunyo-baroow oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku toogteen lix rag ah...

Wasiirka diinta iyo awqaafta oo ku baaqey in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka alshabab

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo ay dhinacyadiisa fadhiyeen qaar ka mid ah Culimada Muqdisho ayaa sheegay...

Hoobiyeyaal xaley lagu tuurey qeyboka midah xaafadaha degmada xamar jajaba

Wararka aynu ka heleyno degmada Xamar jajab ayaa sheegaya in Tiro hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen nawaaxiga iskool Poluusiya Xaafddaha ku yaalla. Dadka kunool...

weerarkii alshabab ay ku qaadey hotel xayaat oo ay dad badani ku dhinteen

Ugu yaraan 14-qof ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarka ay dagaalamayaal katirsan Al-shabaab ku qaadeen hoteel Xayaat oo ku yaalla...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img