WARARKA

Magaalada Kismaayo oo isdilku ku soo badanayo maalinba maalinta ka danbaysa

Labo ka tirsan Ciidamada Amaanka Magaalada Kismaayo ayaa la sheegayaa in duhurnimadii maanta ay isku dileen agagaarka Saldhiga Booliska ee Magaalada Kismaayo,iyadoona dilalkan oo...

Kulan looga hadlayay Gargaar la siiyo beeralayda oo Muqdisho ka dhacay

Kulan balaaran oo ay kasoo qaybgaleen Beeralayda iyo Ganacsatada gobolada Koonfureed ee Soomaaliya ayna si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen wasaarada Kheyraadka...

Barakayaasha Ceelwaaq oo ka cabanaya nolol xumo iyo daryeel la`aan

Qoysas aad u faro badan oo  barakacayaal ah kuna sugan duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo qaarkood ay xoolahoodii uga le`deen abaarihii dalka ku...

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Faroole oo is mari waayay!

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo kulan kula lahaa magaalada Garoowe madaxa Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa...

Barnaamijkii Dadow Doodnooy oo uu xaley marti inogu ahaa Gudomiyaha Gobolka shabelaha hoose iyo Agasimaha Idacada Wadajir Radio

Barnaamijkeenii dadow doodnoy ayaa xaley waxaa marti inoogu ahaa Gudomiyaha gobolka Shabelaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Sidii iyo Agaasimaha Idaacada Wadajir Radio ee Magalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img