Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Faroole oo is mari waayay!

0
33

Faroole_Xasan_SheekhMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo kulan kula lahaa magaalada Garoowe madaxa Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa gebagebadii kulanka warmurtiyeed laga soo saaray lagu sheegay in wadahadaladii ay galeen Xasan Shiikh iyo Faroole intooda badan ay isku afgaran waayeen.

Afhayeenka Maamulka Puntland ayaa cadeeyay in mar kale ay ka wada fariisan doonaan dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland guud ahaan qodobada la isku afgaran waayay.

Halkan ka dhegayso

faro